Ahlu Sunna oo Weerar Khasaaro dhimasho sababay ka geesatay gudaha Dhuusomareeb

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ayaa ku waramaya in halkaasi uu maanta ka dhacay weerar khasaaro dhaliyay oo ay fuliyeen xoogag katirsan Ahlu Sunna. Koox hubeesan oo la tilmaamay in ay katirsan yihiin Ahlu Sunna ayaa dilay labo askari oo katirsanaa ciidanka milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa Gorgor, waxa ayna … Continue reading Ahlu Sunna oo Weerar Khasaaro dhimasho sababay ka geesatay gudaha Dhuusomareeb